News
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Qaraaje oo ku sugan magaalada Dhahar ayaa sheegay in dowladdu hawlgal xooggan ku qaadi doonto argagixisada… Sii akhri ...
Wararka ka imaanaya degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo dhacda xeebta badweynta Hindiya ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha degmadaasi, Faysal Khaliif Wacays. Sidan ka xigannay ...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe ayaa Todobaadkan ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland oo la filayo in uu Kulan gaar ah kula yeesho Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni. Siciid Deni ...
War-murtiyeedkii galabta laga soo saaray dhammaadka Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh horay u ...
Madaxweyne, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda oo ka qabsoomay Garoowe ayaa ...
Boosaaso (Faallo PP) — Maanta wuxuu Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir meel uga dhacay Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi… Sii akhri ...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay hadal uu shalay jeediyay Ra’iisul wasaare Xamse, kaasi oo ku eedeeyay ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo militari ahaan isaga caabin weyday mileeshiyaadka Al-shabaab ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay kooxda, si ay isaga joojiyaan duullaankii ku wajahnaa magaalada ...
Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xildhibaannada ayaa saaka la shaaciyay. Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa mid mid ugu codeeyay ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results